|
Maamulka cusub ee Gobalka Hiiraan oo gabaldhicii maanta Beledweyne soo gaaray iyo Magaalada oo Bandow lagu soo rogay:
Thu.May.15,2008.
Beledweyne: Iyadoo qaar ka mid ah shacabka reer Beledweyne sida la wada ogyahay billaabeen in ay Magaalada »»sii akhri
 |
|
Ciidamada Itoobiyaanka ee iyagu saaka ku soo faafay xaafadaha Beledweyne oo Wadaado Tabliiq ah hore u kaxeystay:
Tue.May.13,2008.
Beledweyne: Waxaa ay saaka shacabka reer Beledweyne ku soo tooseen Ciiidamada Cadowga oo xaafadahooda »»sii akhri

|
|
Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ee Jentokundishe ku sugan oo Dabageed hubkii ka dhigay islamarkaana xabsiga dhigay: Sun.May.11,2008.
Beledweyne: Magaalada Beledweyne ee iyadu xarunta u ah Gobalka Hiiraan ayaa waxaa beryahaan dambe »»sii akhri

|
|
Shirkii lagu waday in uu maanta Jabuuti ka furmo oo u muuqda mid la rabo in lagu qiyaano Isbaheysiga Dib u Xureynta: Sat.May.10,2008.
Jabuuti: Shirkii lagu waday in uu maanta ka furmo Waddanka Jabuuti ayaa u muuqda mid qabsoomidiisu aad u »»sii akhri

|
|
Dabageed oo saaka Jentokundishe gaaray sheegayna in uu ku soo wajahan yahay Magaalada Beledweyne:
Sat.May.10,2008.
Beledweyne: Waxaa saaka soo gaaray degaanka Jentokundishe xubno ka tirsan maamulkii hore ee xilka »»sii akhri

|
|
Ciidamadii Itoobiyanka ee Kalabeyrka ku sugnaa oo la weraray iyo kuwii Buloburte ka soo baxay oo iyana Nurfanax lagu weeraray:
Wed.May.07,2008.
Hiiraan: Wararka naga soo gaaraya kalabeyr ayaa sheegaya in Ciidamadii Itoobiyaanka ee iyagu beryahaanba »»sii akhri
 |
|
Dibadbax looga cabanayay diidista ay ganacsatadu diideen lagacaha duugga ah oo saaka qeybo Muqdisho ka mid ah ka dhacay:
Mon.May.05,2008.
Muqdisho: Iyadoo beryahaanba sida la wada ogayahay qiimaha maciishadda aad u kacsanaa ayaa haddana »»sii akhri

|
|
Buuloburte Itobiyaanka oo billaabay in ay habeenkii difaac ka galaan xaafadaha gudahooda dadka degaankana cabsi geliyay:
Mon.May.05,2008.
Hiiraan: Waxaa ay cabsi xoogani soo wajahday qoysaskii fara ku tiriska ahaa ee iyagu ku harsanaa »»sii akhri

|
|
Nin ka tirsanaa Mamulkii G/Hiiraan laga ceyriyay ka hadlay tacadiyo loo geysanayo dadka ku safra waddada kalabeyrka:
Sat.May.03,2008.
Hiiraan: Tan iyo markii Gobalka laga eryay maamulkii Dabageed ayaa waxaa lagu soo warramyaa in uu fariisin »»sii akhri

|
|
Adan Xaashi Ceyrow oo ku geeriyooday duqenytii ay diyaaradaha Mareykanku xalay ka geysteen Magaalada Dhusomareeb:
Thu.May.01,2008.
Dhusomareeb: Mareykanka ayaa sidii caadada u ahaydba waxaa ay diyaaradahiisu xalay duqeyn ba’an ka geysteen »»sii akhri

|
|
Qarax iyo rasaas isdaba socotay oo dad rayid ahaa iyo Itoobiyaanba ku dhinteen oo gudaha Baydhabo maanta ka dhacay:
Wed.Apr.30,2008.
Baydhabo: Qaraxaan oo saaka gudaha Magalada Baydhabo lagula eegtay Ciidamada cadowga ee iyagu waddanka »»sii akhri

|